Maxaa sababay qofkii mar Madaxtinimo loo doorto Somalia inuusan mar labaad soo laaban ?

Nin caadadii ma daayo, bahalna ceyriin, Soomaaliya,laga soo bilaabo xilligii la qaatay xorriyada, ninkii mar madaxweyne noqda mar labaad masoo laabto. Haddii xittaa isaga isa soo sharxo, markale looma doorto madaxtinimo. Si kasta, oo uu Xildhibaanada usoo xusho, si kasta, oo uu lacag laabta oogu shubo, si kasta, oo uu balanqaad ugu beer laxowsada, haddana xagaa … Continue reading Maxaa sababay qofkii mar Madaxtinimo loo doorto Somalia inuusan mar labaad soo laaban ?